Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa saaka dagan ka dib markii xalay halkaasi laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo ciidan.
Warar Cusub
Posted on: Apr 14, 2021
Jowhar (RH)-Wararka ka imaanaya gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax miino oo qabsaday gaari bas ah oo ay la socdeen dad shacab ah ay ku dhinteen in ka badan 10 qof tir
Posted on: Apr 14, 2021
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay aad uga niyad jabtay go’aanka ay dowladda federaalka Soomaaliya ku ansixisay sharci laba sano ku kordhina