6 TALLO OO U WANAAGSEN WAALIDKA

 1. Wax la akhriso Ilmaha 20 minnit maallintii.

Baadhitaan ayaa cadeeyay in hadii 20 daqiiqo maalintii ilmahaagu uu wax akhristo ay korayso awoodiisa akhris,  kadhig arinjoogto ah maallinwalba.

 

  1. Ilmaha uu suurto galli in uu hello buugaag uu akhristo.

Hellitaanka buugtu waxa uu ilmaha ku dhiirigaliyaa akhriska. Sii ilmaha buugaag badan oo uu kalladoorto, kuwaas oo kusaabsan waxyaabo kalladuwan.

 

  1. Kor ugu akhri wax ilmaha.

Waxay kobcisaa  luqad barashada waxaaney kor uqaadaa awooda fahamka iyo waliba inuu jeclaado waxakhriska.

 

  1. Kadhig akhriska mid lagu raaxaysto.

Idinka oo wada jira wax akhrista, goob iyo jawi kuhaboon.

U fadhiista oo kuxasila  inta uu waxakhrisku socdo.

 

  1.  Hel heerka buuga ku haboon akhrista ilmaha.

Buugu yaanu noqon mid heerkiisa akhris ku fudud iyo mid kuadag toona

U hel ilmaha buug uu wax ka faaideyo islamarkaasina uu xiiseynayo.

 

Diyaarinta: Maxamed-amin Siyaad Cabdi

            

Category