RH. wararkii ugu dambeeyay
1. Xoogaynta xeerarka dadka aan sharci lahayn ee Denmark
Bishan 5aad, 2025, dowladda Denmark waxay soo bandhigtay sharci cusub oo:
-
Mamnuucaya dadka aan sharciga lahayn in ay kaxeeyaan gaadiid (baabuurta ay wadaan waa laga qaadi karaa lana wareegi karaa haddii ay jabaan xeerka).
-
Xeer Mamnuucaya in mindiyo lagu haysto xarumaha dadka la dejiyo (xitaa haddii ay yihiin mindiyo yaryar).