Guddida Covid19 Ee JSL Oo Joojiyey  Isku -Soo Bixii Maalmaha Ciidda iyo Tukashada Salaadda Ee Masaajidada iyo Garoomada.

Hargeysa(RH)Guddida Heer qaran ee Xanuunka Covid19 Ee Somaliland Ayaa Go'aamo Ay Goordhaweyd  Soo-saareen waxay ku Joojiyeen Isku soo bixii maalmaha Ciidda iyo Tukashada Salaadda Ciidul-fidriga ee Masaajidada iyo Garoomada.

ge

 

fe

 

Category