
Hargeysa(RH)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta dalka ka mastaafurisay xildhibaan Mustafe Dhuxulow oo ka mid ah Xildhibaanada dalka Soomaaliya

Xildhibaanka ayaa shalay lagu xidhay Magaalada Hargeysa ka dib markii uu ka soo degey garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport, isagoo ka yimid magaaalada Muqdisho
Category