Xukuumada Somaliland Oo Fariin U Dirtay Beesha Caalamka Iyo Dawladda Somalia

Hargeysa(RH):-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa beesha calaamka u sheegtay in aanay Somaliland wax shaqo Ah ku lahayn doorashooyinka Dalka Soomaaliya .

Dhinaca waxa ay dawladda Soomaaliya uga digtay in ay ka wantoobaan sheegashada dhulka Somaliland, waxa sidaa lagu sheegay war-saxafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha debadda Jamhuuriyadda Somaliland oo u dhignaa sidan:-

 

s

 

Category