Aragtida Dadweynaha Muqdisho: Kulanka Farmaajo iyo Muuse Biixi

Muqdisho (RH) Radio Hormuud ayaa makarafoonka la dhexmartay dadweynaha Muqdisho, kuwaasoo ka hadlaya kulanka maanta Jabuuti uga furmay wafuud ay kala hoggaaminayaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana sidoo kale kulankan goob-joog ka ah ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed Cali.

Halkan hoose ka dhageyso