Abu-Mansuur oo la xidhey iyo rasaas laga maqlayo magaalada Baydhabo

Wararka inaga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed dalka Soomaaliya waxay sheegayaan in ciidamada Itoobiya ay xidheen  Mukhtaar Roobow

 

Qaabka loo xidhay

Waxaa lagu ballamiyey xarunta madaxtooyada ee Baydhabo markii uu soo galley inta la isku jabiyey ay ciidamada itoobiya kaxeysteen.

 Abuu Mansuur oo mar ahaan jiray afahayeenka xarakada Al Shabaab.

 

Magaalada Baydhabo waxaa haatan laga maqlaya rasaas  , magaaladuna way kacsantahay.

Sidoo kale, magaalada waxaa ka go’an isgaarsiinta  wixii ka soo kordha arinkan waanu idinla socodsiindoonaa

Category