Xisbiyada Waddani iyo Ucid Oo Qaadacay Gudida cusub ee Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa(RH)Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo Ucid oo Goordhaweyd si wada jira u soo saarey War-Saxaafadeed ayaa qaadacay Wadashaqayntii Gudida cusub ee Doorashooyinka Somaliland oo maanta Golaha Wakiilada Somaliland 6 Xubnood oo ka mid ah Gudidaasi ay Ansixiyeen.

1w

 

Category