Xoollihii soomaalida ee sucuudiga loo dhoofin jiray oo xayiraadii lagaqaadey

Waakan mid ka mid ah gudiga dawlada Soomaaliya u xilsaartey in ay kala xaajoodaan sucuudiga sidii xoolaha soomaalida xayiraada looga qaadi lahaa oo saxaafada u waramay maanta.