Denmark: Xeer gaar ah oo loo sameeyey qaxootiga reer Ukrain. VOA oo naga wareysatey

Copenhagen (RH)- In kabadan 14,000 oo qaxooti reer Ukraine ayaa gaaray dalka Denmark, sida ay sheegtay waaxda socdaalka ee dalkan.

Denmark ayaa horrey lagu dhaliili jiray in ay musaafurisay qaxooti ka soo jeeda Soomaaliya, Suuriya iyo Afghanistan oo dalkeeda u soo hayaamay, haddaba maxaa is baddelay..

Idaacadda VOA ayaa arrimahan ka wareysatay Tifaftiraha Radio Hormuud, Maxammed Amiin Siyaad Cabdi.

         Halkan Hoose ka dhageyso