Warar

RH.  wararkii ugu dambeeyay

1. Xoogaynta xeerarka dadka aan sharci lahayn ee Denmark

Bishan  5aad, 2025, dowladda Denmark waxay soo bandhigtay sharci cusub oo:

  • Mamnuucaya dadka aan sharciga lahayn in ay kaxeeyaan gaadiid (baabuurta ay wadaan waa  laga qaadi karaa lana wareegi karaa  haddii ay jabaan xeerka).

  • Xeer Mamnuucaya in mindiyo lagu haysto xarumaha dadka la dejiyo (xitaa haddii ay yihiin mindiyo yaryar).