Warar

Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu musuqa badan dunida kaddib markii ay dalalka dunida ku hogaamisay diiwaanka musuqa, sida ay sheegtay ha'yadda Transparency International.

Diiwaankan ayaa ah mid sannadla ah oo ha'yadda ku eegto musuq maasuqa ha'yadaha ilaa 180 dal.

Sida laga soo xigtay, waxyaabaha musuqa ka qeyb qaatay inay yihiin dagaallada dalka ka taagan, "Laaluush iyo musuq maasuq baahay oo dhanka siyaasadda ah"