Warar

RH: Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weli haysta qaybo ka mid ah hoteelka SYL ee magaalada Muqdishu oo ay galeen caawa fiidkii.

Weerarka ayaa bilwoday daqiiqado ka hor 7-dii fiidnimo ee xilliga Muqdidhso. Waxaana la sheegay in maleeshiyaadka ay qaar rasaas ku fureen ciidamada ilaalada madaxtooyada halka kuwo kalena ay galeen hoteelka SYL.

Ugu yaraan laba ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in la dhaawacay.