Maxkamadda gobolka Maroodijeex Oo Xukuno kala Duwan ku Riday Sh.Aadan Sunne iyo Dhalinyaro kale

Hargeysa(RH)Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa ayaa 5 sano oo Xadhig ah ku xukuntay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) kaasi oo lagu eedeeyay kicin dadweyne.

Sheekha ayaa lala xukumay 17 kale oo dhalinyaro ah, waxaana dhalinyarada sheekha la xidhnaa xabsiyadoodu u dhaxeeyaan 9-sano illaa 1-sano.Sheekh Aadan Sunne ayaa waxaa xabsiga u taxaabtay Xukuumadii Madaxweyne Silaanyo bishii September ee sannadkii 2017.

Ehellada Sheekha ayaa horay uga codsaday xukuumadda Somaliland in ay xabsiga kasii dayso Sheekha.iyo Dhalinyarada la xidhan

Category