Tirada Hablaha Oo ka Badatay Wiilasha Wax ka barta Jaamacadaha Dalka

Hargeysa(RH):-Jaamacadda Hargeysa ayaa sheegtay in sannadkan hablaha isku-diiwaan geliyay Jaamacadda Hargeysa ay ka badan yihiin tirada wiilsha.

Maamulka Jaamacadda Hargeysa ayaa sheegay in 1,980 ardey oo u fadhiistay imtixaanka Jaamacadda , ay 1,035 ay yihiin hablo, halka 945 ay yihiin rag.

Madaxa imtixaanaadka Jaamacadda Hargeysa Cabdirashiid Gaaxnuug ayaa xusay in ardaydaasi isku-diiwaan geliyay ama u fadhiistay imtixaankii ay jaamacadda ku galilahaayeen ay  tirada soo baxdaa bilaabi doonaan 11-ka kuliyadood oo jaamacadaasi bixiso.

H1

 

DSDF

 

DFFG

 

OKL

 

Category