Natiijadii Golayaasha Wakiilada Gobolka Marood-Jeex Iyo Golaha Deegaanka Degmada Hargeysa Oo lagu dhawaaqay

Hargeysa(RH):-Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay Natiijada hordhaca ah ee golayaasha wakiilada Gobolka Marood-jeex iyo golaha deegaanka degmada hargeysa

 

Golaha Wakiillada ee Gobolka Maroodijeex ayay Sadexdi Xisbi kala Heleen

 ● KULMIYE 8

● WADDANI 7

● UCID 5

 

Golaha deegaanka Caasimadda Hargaysa Waxay Sadexda xisbi qaran u kala heleen sidan:-

Xisbiga Ucid oo Helay 4 Xubnood

Xisbiga Kulmiye oo helay 6 Xubnood

Xisbiga Waddani oo helay 7 Xubnood

Golaha deegaanka Caasimadda Hargaysa ayaa ka kooban 17 Xubnood.

 

Liiska Golaha Wakiilada Somaliland 

swd

 

 

Magacyada Golaha Deegaanka Hargeysa.

UCID:

1. Siciid Cabdisamed Cudhay

2. Xuseen Ibraahim Askar

3. Cabdikariin Xasan Garas

4. Khadar Axmed Cumar

KULMIYE:

1. Aadan Jaamac Mideeye

2. Siciid Jaamac Cali

3. Cabdiraxmaan Soltelco.

4. Jamaal Cismaan Cabdille

5. Axmed Juxa

6. Maxamed Abiib Siikaawi.

WADDANI

1. Cabdikariin Axmed Mooge

2. Yaasiin Cumar Yare .

4. Faysal Cabdiraxmaan

5. Cabdi Maxamed Faarax

6. Mawliid Maxamed Giire

7. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Maxamed.

Golayaasha deegaanka Guud ahaan dalka ayay Xisbiyada qaranka Somaliland  u kala heleen.

KULMIYE 93 Xildhibaan Golle Deegaan

WADDANI 79 Xildhibaan Golle Deegaan

UCID 48 Xildhibaan Golle Deegaan.

Sadexda xisbi qaran ayaa ka kala helay 82-ka xildhibaan ee golaha Wakiilladu ka kooban yahay Sidan:-

UCID 21 Kursi.

KULMIYE 30 Kursi.

WADDANI 31 Kursi.

 

 

Category