Soomaaliya oo ansixisay heshiis lagu aas-aasayo ciidamada heeganka Bariga Afrika

Muqdisho (RH)-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ansixiasy heshiis lagu aas-aasayo ciidamada heeggaanka ah ee ay yeellan doonaan dalalka Bariga Afrika.

Golaha Wasiirrada ayaa maanta ku anxisiyay heshiiska kulankoodii toddobaadlaha, isagoo goluhu sheegay in heshiskan uu wax ka tarayo kordhinta nabadda iyo amniga gobolka Bariga Africa.

Heshiiskan ayaa ujeedadiisu waxay tahay in la hirgeliyo hawlaha ilaalinta nabadda, ammaanka iyo xasilloonida gobolka.

Radio Hormuud 

Studio 3

Mogadishu Somalia

Category