Suldaan Cumar Sul.Maxamed Oo Goordhaweyd ku Geeriyooday Dalka Turkiga

Hargeysa(RH):-Allah Ha U Naxariistee waxaa goordhaweyd oo caawa ah  Cispitaal ku yaal Dalka Turkiga ku Geeriyooday Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ka mid ahaa Salaadiinta faca-weyn ee reer Somaliland.

 

geerida suldaanka ayaa waxaa Xaqiijiyeyey xubno ka mid ah qoyskiisa oo ku sugan dalka Turkiga 

Allah Ha U Naxariistee  Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa mudooyinkii u dambeeyey xaalad caafimaad u jiifay Cispitaal ku yaal Wadanka Turkiga.

Allah Ha U Naxariistee  Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda maydkiisa la keeno Magaalada Hargeysa

 

Category