Xukuumada Jsl Oo Beesha Caalamka la Wadaagtey Mudaharaadadii ka dhacay Hargeysa

Hargeysa(RH):-Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa beesha Caalamka la wadaagtay Mudaharaadadii maanta ka dhacay Magaalada Hargeysa ee ay soo abaabuleen Xisbiyada Mucaaridka Somaliland.

Sidaasina Waxaa lagu sheegay War-Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland.

ariks

 

Category