Daawo sawirro laga qaaday Horumarka magaalada Kismaayo

Kismaayo (RH)-Magaalda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaa sannadihii ugu dambeeyay laga dareemayay isbaddel iyo horumar ballaaran.

Magaaladan oo ay ku taallo degkad ahna magaalada madaxda saddexaad ee Soomaaliya, ayaa waxaa iminka laga dareemayaa in magaalada ay dhismeeso, waxaana ku soo kordhay tiro badan oo dhismayaal iyo ganacsiyo.

Magaalada waxaa kale oo dhismaya wadooyinkeeda, waxaana hadda magaalada jidadkeeda la saaray laami cusub, waana markii ugu horreysay tan iyo burburkii dalka 199-dii.

Magaalada waxa kale oo soo hagaagay waayihii dambe amniga, oo waxaa amniga sugaya ciidamada Jubbaland.

Halkan ka daawo sawirro laga soo qaaday Kismaayo.

Dekadda Kismaayo Dhismayaasha Kismaayo Dhismayaasha Kismaayo Dhismayaasha Kismaayo

Xuquuqda sawirrada Cabdiraxmaan Bulshawi

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

Category