HAMBALYADA CIIDDA IYO RADIO HORMUUD

Nairobi (RH)-Ciid Wanaagsan dhammaan akhristayaasha website-keenna iyo dhageystayaasha ku xiran Idaacadda Radio Hormuud, waxa ay farxada munaasabada ciidul adxa la wadaagayaan dhammaan ummada soomaaliyeeda waxaa idiin soo direynaa haddii aan nahay maamulka iyo shaqaalaha Radio Hormuud sallaan iyo hambalyo ku saabsan maalinta kowaad ee Ciidul Adxaa.

Radio Hormuud waxa uu idiin kugu hambalyaynayaa munaasabada ciidul adxa, waxaana idin lee nahay sannadkan kiisa kale iyo kuwo badan oo kaleba alle ha inagu gaadhsiiyo caafimaadqab, farxad iyo damaashaad ku ciidda dhammaantiin.

Radio Hormuud

Studio 3

Nairobi Kenya

Category