Kolding: Xafiiska adeega dadweynaha oo goob cusub uguuraya

RH: Borgerservice waxa uu uguuridoonaa cinwaan cusub oo ah  Nytorv 1 Kolding. Laakiin marka hore alaabta xafiiska la raro , waana in loo diyaar garoobo soo dhaweynta muwaadiniinta loo adeegayo. Sidaa darteed, Borgerservice wuu xidhanyahayey 28 iyo 29 Abriil. - Runtii waxaan sugeynaa inaan ku soo dhaweyno muwaadiniinta Nytorv 1, halkaas oo aan ku bixin karno  adeeg aad uga fiican  qaabkii hore ee Bredgade 1, ayay tiri maareeyaha waaxda Borgerservice, Jette Møller.

Xarunta adeega dadweynaha (borgerservice)  ayaa ah goobta laga bixiyo baasboorada dhalashada, liisamada baabuurta iwm  xaruntan cusub ayaa xadhiga laga jaridoonaa 03.may.2021.

Category