MAXAA KU CUSUB DENMARK.

Barnaamijka xiisaha leh ee todobaadlaha ah ee maxaa ku cusub Denmark oo aanu idiin soo tabindoono Beri saacadu marka ay tahey 2. pm

qodobada aad kumaqli doontaan waxaa ka mid ah :-

  1. 1.Nooc cusub oo viruska Corone ah oo kufaahaya xaafadaha ay soomaalidu ku badantahey ee magaalooyinka , Odensa iyo Kobenhagen iyada oo ay Koldingna wali xidhantahay.
  2. 2.Nin Afrikaana oo uu qabtey sharci deganaashiiyaha lagala noqonlahaa balse  mastaafurin  ka badbaadey.
  3. 3.Xisbiga DF oo ku baaqey in aan Muslimiinta lasiinin jinsiyada Denmark
  4. 4.Qeybo kamid ah wadanka Denmark oo dib loo furayo, waa kuwee?
  5. 5. iyo wixii kale ee soo kordha .

Kala soco halkan barnaamijkaas oo maqal ah bari gallinka dambe .

Category