Maxaa kala socotaa dhibaatooyinka ka jira dugsiyada sare ee Kolding?

Kolding (RH)- Halkan hoose ka dhageyso warbixin aan ku eegeeno dhibaatada ka jirta iskuulada sare ee ku yaalla magaalada Kolding ee dalka Denmark. Waxaa diyaariyay Maxamed Amiin Siyaad Cabdi