
Hargayska (RH)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta oo Sabti ah war qoraal ah oo soo saareen waxa ay xukuumadda madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ugu baaqeen in la joojiyo wadahadala Somaliland iyo Soomaaliya.
Qoraalka ayey ku saleeyeen iyadoo xukuumadda Soomaaliya ay ku xadgudubtay madax bannaanida dalka, taasoo loo fasirtay markii maanta ra'iisal wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo ay tageen magaalada Laascaanood.
Halkan Hoose ka akhriso qoraalka oo faah-faahsan


Radio Hormuud
Studio 3
Hargaysa-Somaliland