Dalada SONSAF Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Siyaasadeed Ee Somaliland.

Hargeysa(RH):-Dallada guud ee Ururada aan dowliga ahayn ee  Somaliland ee SONSAF ayaa  War-Saxaafadeed ka soo-saartey Khilaafka Axsaabta Siyaasadda Somaliland ,isla markaasina waxay Dallada  SONSAF walaac wayn ka muujisay hakadka ku yimid wada-hadaladii u dhexeeyey Xisbiyada Mucaaridka Somaliland iyo xukuumada ee lagu xalinayay khilaafka ka dhashay Furista Ururada Siyaasada Somaliland iyo Doorashooyinka Soo socda .

FFFG

 

Category